Af-hayeenka Xisbiga Wadani Laantiisa Denmark Oo Cambaaraynaaya Weerarka Loo Gaystay Gudoomiyahii Xisbiga Wadani Ee Gobolka Sool.
Copenhagen: Aniga oo ku hadlaaya dhamaanba Magac Xubnaha Xisbiga Wadani laantiisa Denmark, waxa aan si adag oo aan gabasho lahayn u Cambaaraynayaa Weerarka foosha xun ee lagula kacay Gudoomiyihii Xisbiga Wadani ee Gobolka Sool…Mudane Abdillahi Ali Digaale, more »
Xafladii Wadani ee Magalada London iyo Hadaladii Dr Gaboose
london (WADANI) Xafladii Wadani ee Magalada London iyo Hadaladii Dr Gaboose Huteel ku yaala Boorama waxaan isku Nimid Cabdiraxmaan Ciro labadayada oo kaliya oo Dalan waxan is waydarsanay hadii aad guulaysato waan idinku soo Birayaa Daawasho wacan :
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro oo aqalka Barlamaanka Ingiriiska lagu soo dhaweeyey…Daawo Sawiro
london (WADANI)Gudoomiyah Barlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cabdiraxmaan Ciro) iyo qaar ka mid ah madaxda Xisbiga Waddani ayaa shalayto lagu soo dhaweeyey aqalka Barlamaanka Ingiriiska halkaas oo ay ku qaabileen qaar ka mid ah Barlamaanka Ingiriiska oo kala ah MP Stephen Doughty Cardif South And Peanth iyo MP Rushanara Ali for Bethnal Green and Bow in East London. more »
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Oo La Kulmay Gudiga Beesha Ciise Ee Fadhigoodu Yahay London, Kana Helay Taageero Buuxda
London(WADANI)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa xalay kulan ka dhacay Holka la yidhaa Blue Ocien kula yeeshay Gudida Beesha Ciise ee fadhigoodu yahay London. more »
Gudoomiyaha Dhalinyarada & Ciyaaraha Xisbiga Waddani Ms Rooda oo Ka Hadashay Wadahadalada Turkiga
Halkan Ka daawo Gudoomiyaha Dhalinyarada & Ciyaaraha Xisbiga Waddani Ms Rooda Cabdi Muuse isla markaana ka tirsan golaha fulinta xisbiga Waddani oo Ka Hadashay Wadahadalada Turkiga more »
Guddida Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xisbiga WADDANI oo sheegay dhawaaqoodii qaadacaada wadahadalada Somaliya iyo Somaliland inuu midho dhal noqday oo Mugdigii lagu jiray laga baxay
Hargeysa-war-saxaafadeed ay soo saareen manta Guddida Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xisbiga WADDANI ayaa lagu sheegay mawqifkii adkaa ee ay iska taageen wadahadalada xukuumaddu la furayso Somaliya eek a dhacaya Dalka Turkiga inay taasi keentay in laga baxay Mugdigii ay Xukuumaddu hawshaas ku waday oo wax kastaa imika cad yihiin more »
Laantii Xisbiga Wadani Ee Denmark Oo Si Rasmi Ah Loogu Dhawaaqay.
Copenhagen: Taageerayaasha Xisbiga Wadani ee ku dhaqan dalka Denmark ayaa shalay oo Taariihkdu ahayd 29/03/2013 si rasmiya u furay laantii Xisbiga Wadani ee dalka Denmarka. more »
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Magacaabay Xilal Cusub Iyo Gudiyo hawleedyo
JAMHUURIYADA SOMALILAND
XISBIGA WADDANI
Somaliland National party
WWW.XISBIGAWADANI.COM more »






